11:38 pm - Sunday July 23, 2017

Ciyaaryahan ka tirsan kooxda Barcelona Oo Tababare Martino ku tilmaamay Fulay

Khadar Dirir

Kooxda Barcelona oo xiligan maraysa meel aad u xun, kadib markii toddobaad gudihii ay ku weyday laba koob, sidoo kalana uu mugti galay horyaalka La Liga, ayaa warar soo baxay waxay sheegayaan in mushaakilaadku gaadhay qolka labiska kooxda.

Jariirada Sport oo kasoo baxda gobalka Catalonia, ayaa daaha ka qaaday in  muran weyn uu dhax maray Tata Martino iyo Alex Sanchez, kadib fiinaalka Copa del Rey, iyadoo laacibka reer Chile uu ka cadhoodhay in ciyaaraha ugu muhiimsan xili ciyaareedkan aan la safin.

Alex kuma soo bilaaban fiinaalki koobka Boqorka, laakiin waxaa la keenay daqiiqadihii ugu dambeeyay arintaas ayuuna ka xanaaqay.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Ismuujin: C. Ronaldo Oo waqtiga la dagaalamaya si uu Diyaar ugu Noqdo Kulanka Bayern Munich

RealMadrid Oo qorsheynaysa in Benzema ka Iibiso Arsenal si ay u hesho Suarez

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: