Ciyaaryahan Marc Bartra Oo markii ugu horreysay ka hadlay Sababtu uga dheereeyey Gareth Bale Finalkii Copa Del Rey

Difaaca da’da yar ee Marc Bartra ayaa bilaabay inuu is-difaaco kadib qalad wayn uu ku lahaa goolkii uu Gareth Bale ka dhaliyay Barcelona Finalkii Copa Del Rey ay ku guuleysatay kooxda Real Madrid.

Ninka dheereeya ee Bale ayaa orod u sheegtay Bartra isla markaana dhaliyay goolka guusha ay Real Madrid ku qaaday Copa Del Rey. Marca Bartra oo ka hadlayay arrintan ayaa yidhi mar uu u waramayay Channelka rasmiga ah ee kooxda Barcelona “Waan awooday inaan joojiyo Bale haddii aanu dhaawac iga soo gaadhi lahayn cagta.Waxaan isku dayay inaan carqaladeeyo, laakiin waqtigaa garoonka ayuu ka baxay.” laakiin dilaac darran oo isoo gaadhay ayaa ii horseeday inaan gaabiyo, wuxuu ku guuleystay kubbada wuxuuna dhaliyay gool.”

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Garsooraha dhexdhexaadin doona kulan adag Ee Liverpool iyo Chelsea Oo la shaaciyey

Ancelotti Oo Sheegay In Bale Maqnaanayo Kulanka Osasuna, Soona Bandhigay Qorshaha Uu Ku Waajahayo Bayern

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com