1:25 pm - Saturday June 24, 2017

Ciyaaryahan Si Mucjiso Ah Uga Badbaaday Shil Baabuur (Daawo Muuqaalada)

Aidarous

Baabuurka ciyaaryahanka South Afrika 2Ciyaaryahanka difaaca uga ciyaara, xulka qaranka Koonfur Afrika ee Rooi Mahamutsa ayaa ka badbaaday shil baabuur oo dadka qaar wax noqdeen kaliya markii ay daawadeen sawirada gaadhigaas laga soo qaaday.

Sawiro amakaag ku riday cid walba oo yaab leh ayaa laga qaaday baabuurkii uu watay Rooi Mahamutsa oo noociisu ahaa BMW 3-Series, kaas oo ay ka dhex baxday birta ku teedsan laamiga baabuurtu marto ee xayn-daabka u ahi.

Baabuurka ciyaaryahanka South Afrika 1Mahamutsa, oo u ciyaara naadiga Orlando Pirates, ayuu baabuurka gacantiisa ka baxay kadib markii uu ku silbaday baraf daran oo ku da’ay wadadii uu socday , kaas oo sababay burburka iyo baaba’a baabuurkii ciyaaryahanka laakiin isaga ILAAHAY ka badbaadiyey oo aanu waxba ku noqonin , looguna yimid isagoo caafimaad qaba.

Baabuurka ciyaaryahanka South AfrikaBaabuurku la dhacay

 

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Maradona: Jecliyaa Inaan La Shaqeeyo Guardiola

Mourinho Oo Ka Damqaday Guul-Darrooyinka Ku Hubsaday Kooxdiisii Hore Ee Real Madrid

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: