Mucjisada soo baxday ee Coutinho ayaa gool aad u qurux badan ka dhaliyey xulka qaranka Argentina ciyaar waddankiisa Brazil ku badiyey 3-0.


Laba gool ee kale waxa kala dhaliyey Neymar iyo Paulinho.


Halkan ka daawo goolasha oo dhan: