1:28 pm - Wednesday June 28, 2017

Croatia way garanaysaa sida loo istaajiyo Brasil

Abdiwahab Ahmed

Tababraha xulka crotia ayaa ka dhawaajiyey sida ay kooxdiisa uga go,an tahay in ay hor istagaan xulka awooda badan ee Brasil.
Niko Kovac ayaa yidhi waanu naqaana sida loo istaajiyo Brasil iyo Neymar ba, Brasil maaha Neymar oop kaliya waxay haystaan ciyaartoy badan oo tayo sare leh, Croatia waxay leedahay ciyaartoy khibrad Badan leh.
Dhamaantayo waanuy garanaynaa sida wacan ee loo ciyaaro, waxaanu u ciyaaraynaa jacaylka Dadkayaga, quluubtooda ayaa nala jirta ayuu ku daray hadlkiisa tababare Niko kovac.
Noqon mayso layaab, waxaan isku dayi doona in aanu weerarno, kubada cararka ah dabcan Brasil ma jecla.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Arjen Robben: ma qoomamaynaayon 2010, wax weyn ayaanu qabanay

Pirlo oo ka digay khatarta xulka England

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: