Crystal Palace Oo Bah-dishay Manchester City + Sawiro

Rajadii Manchester City ee hiigsiga horyaalka Sanadkan ayaa ceeryaan madoobi hadhaysay kadib markii ay guuldaro fool xumi ku qabsatay geggida Selhurst Park kooxda Crystal Palace-na kaga adkaatay 2-1.Man City oo Cirka Loola Baxay iyo Crystal palace 1
Glenn Murray ayaa hogaanka u dhiibay Crystal Palace ka hor intii aanu kubad ku laag xor ah laacibka Jason Puncheon ku shubin shabaqa kuna labaynin ciyaarta.
Yaya Toure ayaa u soo dhiciyey gool City wakhti dambe laakiin Palace ayay u suurto gashay inay iska caabido weeraradii isdaba jooga ahaa ee City qaybtii dambe ku qaadaysay, waxaanay guushani u horseeday inay u soo guurto kaalinta 11 aad ee kala saraynta horyaalka.Man City oo Cirka Loola Baxay iyo Crystal palace 2
City ayaa imika sagaal dhibcood ka dambeysa kooxda Chelsea oo hogaanka ku raaxaysanaysa , iyadoo ku jirta kaalinta afraad, kana horeeyaan marka laga reebo The Blues, Arsenal iyo Manchester United.Man City oo Cirka Loola Baxay iyo Crystal palace 1 Man City oo Cirka Loola Baxay iyo Crystal palace 2 Man City oo Cirka Loola Baxay iyo Crystal palace 3 Man City oo Cirka Loola Baxay iyo Crystal palace 4 Man City oo Cirka Loola Baxay iyo Crystal palace 5 Man City oo Cirka Loola Baxay iyo Crystal palace 6 Man City oo Cirka Loola Baxay iyo Crystal palace 7 Man City oo Cirka Loola Baxay iyo Crystal palace 8 Man City oo Cirka Loola Baxay iyo Crystal palace 9

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Saamiilaha Ugu Weyn Arsenal oo Go’aamiyey Ciyaartooyada ay Kooxdu Iibsanayso Bisha June

Barcelona: 19 Ciyaarood Ayay Guuleysatay 20-kii kulan ee u dambeeyey

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com