Fal uu sameeyay taageere Ingiriis ah oo mashquuliyay kaamirooyinkii duubayey kulankii England iyo Peru!

Daawashada ciyaaraha xulka England waa kuwo caajis ah (boring) haddii ay xitaa kuwo saaxiibtinimo yihiin ayuu leeyahay warsidihii warkan qoray oo laftiisu Ingiriis ah. Balse taageere ka tirsan xulka Saddexda Libaax ama Three Lions ayaa woxoogaa xamaasad ah abuuray kadib markii uu tuuray abiteey uu isagu sameeyay kaasoo uu ku tuuray garoonka xilli ay taageerayaashu duubayaan. Abiteeyda ayaa dul haaday garoonka 90,000-qaadka ah ee Wembley Stadium.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Kooxda Realmadrid Oo kiishkeeda lacagta hoos u faqaday diyaarna u ah inay 50-Milay ku soo qaadato Vidal

Tababare Wenger Oo gacanta loo geliyay 100 Milyan oo uu ku soo iibsado ciyaartooy cusub 

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com