6:50 am - Sunday August 20, 2017

Daawo Sawiradii Ugu Xiisaha Badnaa Final-ka Champions League

Aidarous

Guud ahaan dhacdooyinkii xiisaha lahaa, ciyaartii xallay ay Madrid ku qaaday koobka Champions League.

Ronaldo oo u damaashaaday sidii Mario Bolatelli , Murqihiisana dadka u soo bandhigay.

Taageerayaasha Real Madrid oo Sentiago Bernabeu Camiray ciyaartana kala socday

Taageerayaasha Real Madrid oo Sentiago Bernabeu Camiray ciyaartana kala socday

Ronaldo oo u dabaaldegay sidii Super Mario

Ronaldo oo u dabaaldegay sidii Super Mario

Badbaado Casilas oo khaladka goolka lahaa oo neefi ka soo booday markii uu badbaaday

Badbaado Casilas oo khaladka goolka lahaa oo neefi ka soo booday markii uu badbaaday

dABAAL DEGII MADRID

Dabaaldegii Madrid

Damaashaadka oo Qolka Lebiskana ka sii socda

Damaashaadka oo Qolka Lebiskana ka sii socda

Diego Costa oo dhaawac dartii loo bedelayo 9 daqiiqo oo kaliya markuu garoonka ku jiray

Diego Costa oo dhaawac dartii loo bedelayo 9 daqiiqo oo kaliya markuu garoonka ku jiray

Diego Godin oo u dabaal deggaya goolkii Laga Raacay Atletico

Diego Godin oo u dabaal deggaya goolkii Laga Raacay Atletico

Difaaca reer Uruguay oo Sami Khadira indhihiisoo shan ah ka dulqadaya kubada Casillas

Difaaca reer Uruguay oo Sami Khadira indhihiisoo shan ah ka dulqadaya kubada Casillas

Gareth Bale oo kubada ka timid weeraryahankii halista badnaa xallay ee de Maria shabaqa dhigaya

Gareth Bale oo kubada ka timid weeraryahankii halista badnaa xallay ee de Maria shabaqa dhigaya

Goolkii Badbaadiyey Real Sergio Ramos oo kubada madax qurux badan la tiigsanaya

Goolkii Badbaadiyey Real Sergio Ramos oo kubada madax qurux badan la tiigsanaya

Halyeygii reer Portugal oo koobka Champions League soo qaaday intii aanay ciyaartu bilaabmin

Halyeygii reer Portugal oo koobka Champions League soo qaaday intii aanay ciyaartu bilaabmin

Kooxda Real Oo Dabaal Degaysa

Kooxda Real Oo Dabaal Degaysa

Marcelo halyeygii lagu baxsaday xallay

Marcelo halyeygii lagu baxsaday xallay

Ramos oo damaashaadaya markuu Ciyaarta Dib u soo bilaabay

Ramos oo damaashaadaya markuu Ciyaarta Dib u soo bilaabay

Real Madrid iyo Dabaal deg

Real Madrid iyo Dabaal deg

Ronaldo oo shabaqa dhigaya goolkii rigoodhaha ahaa ee 4aad

Ronaldo oo shabaqa dhigaya goolkii rigoodhaha ahaa ee 4aad

_Sergio_Ramo article-2638187-1E2C96E600000578-281_634x399 article-2638187-1E2E8F2400000578-953_634x435 article-2638187-1E2E90CC00000578-191_634x463 Dabal degii Madrid Real_Madrid_s_goalkeeper_ Real_Madrid_s_Sergio_Ramo Semione oo dagaalamaya

 

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Real Madrid oo Markii 10 aad Ku Guulaysatay Horyaalka Yurub ‘Champions League’

‘Ma Murugoonayo, Laakiin Waan Cadhaysanahay’ – Simeone

Related posts
Trackbacks/Pingbacks
  1. Jaamacada Salford Oo Shahaado Sharafta Ugu Saraysa ee ‘ Doctorate” Gudoonsiisay Gary Neville | Cadalool - 19/07/2014

    […] oo 8 Premier League saddex FA Cup iyo labo Champions League kula guuleystay Man Utd ayay gudiga sare ee Jaamacadani ugu garteen abaal marinta qaaliga ah, […]

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: