7:30 pm - Friday August 18, 2017

Daawo : Taageerayaasha Chile Oo Xoog Ku Gallay Qaybta Saxaafada Ee Garoonka Maracana

Aidarous

Boqolaal kamid ah taageerayaasha xulka qaranka Chili ayaa xoog ku jiidhay xayndaabka qaybta saxaafada u gaarka ah ee Garoonka Maraca, wax yar ka hor intii aanay bilaabmin ciyaartii qarankoodu la ciyaarayay wadanka Spain xallay.

Edegta aan loo dhaafin saxafiyiinta kaliya ee Maracana Stadium ayaa isu bedeshay meel uu ka socdo dagaal kadib markii ay taageerayaal qas wadeen ahi xoog ku soo galeen , iskuna dayeen inay la waregaan gacan ku haynta qalabka warbaahineed ee dunida sida tooska ah ugu tabinayay dhacdada Spain iyo Chili oo markaas loo diyaar garoobayay.

Ciidamada amaanka ayaa dirqi kaga soo gaadhay oo ku soo celiyey amniga mid caadi ah , isla markaana ma dhicin wax khasaare ah oo dib u dhiga daawashada ciyaartii xallay.

Chile Fans Chile oo taag Chile oo Chile taageer Chile taageerayaasheeda Chili taag Chili taageera

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Wareegto : Brazil Sanadkii 1966, France 2002, Italy 2010… maantana Spain

Croatia 4-0 Cameroon : Laba Kamid Ah Xidigaha Maroodiga Afrika Oo Marooradilaacii Gudohooda Dagaal Qadhaadhi Dhex Maray

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: