(Daawo Video) – Garoon Ciyaar Kooxo Waaweyn Dhex Mari Lahayd Loo Hakiyey Ololka Iyo Qiiqa Oo Dhamaan Geggida Ku baahay

Arin kale oo yaab leh ayaaa ku soo korodhay hab dhaqanka taageerayaasha labada kooxood ee ficiltanka weyni ka dhaxeeyo, uguna awooda badan wadanka Greega ee PAOK iyo Olympiakos.

Wax yar kahor bilowga ciyaar is aragii labaad ee Koobka Greek Cup ah oo dhex mari lahayd labadan naadi ee ugu caansan wadanka Giriiga ayaa taageerayaasha naadiga PAOK ay bilaabeen inay isku mar dabka qabad siiyaan kumanaan walxaha holca ah ee la daaro marka la dabaal degayo si ay u sameeyaan dhacdo ugub ku ah ciyaaraha taasi oo aakhirkii keentay in la hakiyo ciyaartii kadib markii uu olol garoonka oo dhan ku wareegsan iyo qiiq is xidhay isu bedelay garoonkii ciyaaru ka dhici lahayd ee Toumba Stadium ee magaalada Thessaloniki.

 

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Ronaldo : Madrid Wey U Qalantay Guusha Copa del Rey

Taageere Dhacdo Dunida Ka Qoslisay Ka Abuuray Goolkii Bale Ka Dhaliyey Barca

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com