Damaashaadkii Lionel Messi Iyo Qoyskiisa

Xidiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa farxad iyo damaashaad ka dambeysiiyey woxogaagii hoos u dhaca ahaa ee ka soo wajahay rigoodhihii uu cunay ciyaartii City ee Champions League, waxaanu baahiyey muuqaalo farxadeed oo uu la wadaagayo wiilkiisa yar iyo ooridiisa Antonella Roccuzzo.messi iyo qoyskiisa
Laacibkan 27 jirka ah ayaa soo dhigay bogga khaaska ah ee uu ku leeyahay shabakada Instagram Sawiro ay iska qaadeen isaga iyo qoyskiisu, oo ay ka dhex muuqdaan , isaga, xaaskiisa iyo inankooda yar ee Thiago.Aguaro iyo Messi Oo Nooleeyey Rajadii City 9
Kuwaas oo dhamaantood farxadi ka muuqato oo ilko cadaynaya maanta Khamiistii ayaanay ahayd, dabaal degga maalinta dhalashada ooridiisu , waxaanu qoraal ahaan u soo raaciyey muuqaalada weedho ku qoran luqada Portaqiiska ee lagaga hadlo wadankiisa Argentina, oo u dhigan sidan: ‘Feliz cumple mi vida’, macnohooduna yahay ‘Dhalasho wanaagsan noloshaydiiyeey’.Aguaro iyo Messi Oo Nooleeyey Rajadii City 10Aguaro iyo Messi Oo Nooleeyey Rajadii City 11

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Berbatov: Waxaan doonayey in aanu goolal badan ka dhalino Arsenal

Please Save The Lives Of Serbian Players: Ciyaartooyo Noloshoodu halis ku jirto

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com