David Villa Oo si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka fadhiisanayo ciyaaraha heerka caalami 

 

Xiddiga xulka qaranka Spain ee David Villa ayaa ku dhawaaqay inuu ka fadhiisanayo ciyaaraha heerka caalami, kaddib Koobka Adduunka Brazil 2014-ka.

32-sanno jirkan ayaa 95 kulan u saftay xulka qaranka dalkiisa Spain, waxaana uu xaqiijiyey inuu u dhaqaaqay kooxda MLS-ka Maraykanka ka ciyaarta ee New York City FC, Villa ayaana eegaya inuu diiradda saaro kaliya xirfaddiisa kooxeeda marka uu soo dhammaado Koobka Adduunka ee sannadkan lagu qabanayo Brazil “Ma jecli inaan dhoho, waxaan leeyahay nabad galyo, laakiin sida cad Koobkan Adduunka waxa uu noqon doonaa kii kulamadii ugu dambeeyey aan u ciyaaro Spain.” ayuu David Villa u sheegay Channel Cuatro

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Ogaysiis: Tartanka Bisha Ramadaan 

Oxlade-Chamberlain Oo laga Yaabo inuu seego koobka aduunka,Yaase laga bedeli doonaa? 

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com