8:25 am - Saturday August 19, 2017

Deg-deg: Miroslav Klose Oo barbareeyey rikoodh uu horre u dhiggay Ronaldo De Lima

Khadar Dirir

Weeraryahanka xulka qaranka Jarmalka Miroslav Klose ayaa nasiibku saaciday caawa isagoo barbareeyay rikoodhkii xiddiggii ugu goolasha badnaa ciyaaraha Adduunka ee Ronaldo de Lima (Brazil) oo isagu 15 gool hadda ka hor dhaliyay, waxaana Klose uu caawa xaqiijiyay goolkiisii 15 aad ee ciyaaraha Adduunka.

Klose ayaa goolkii uu sugayay caawa ka dhaliyay Ghana daqiiqaddi 71’ kaasoo ciyaarta ka dhigay 2-2.

 

 

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Rooney Oo Raali gallin U Diray Taageerayaasha Xulka England

Germany Oo Hor Istaagtay Safarkii Ghana

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: