Xidiga Reer Portugal ee Ronaldo ayaa ku guulaystay abaalmarinta Balod’Orka ee Sanadkan 2016KA.Ronaldo ayaana kaga adkaatay Messi oo ugu cadcadaa tartamayaasha.  Xidiga reer Portugal Cristiano Ronaldo ayaana loo filayey inuu bilada sannadkan qaadi doono maadaama oo kula guulaystay kooxdiisa Real Madrid Champions League-ga, iyo Xulkiisa Portugal oo uu laqaaday koobkii Euro-2016.  kALA SOCO CADALOOL Wararka Dambe ee ku saabsan Sida loo kala sareeyey.