Del piero oo ka dhaqaajiyey Sydeny, xaguu ku sii jeeda

Ruug cadaaga reer Talyaaani Del piero ayaa ka dhaqaajiyey kooxdii uu ku qaatay labadii sano ee u danbeeyey ee dalka australia.
Waxaan ku qaatay halkan wakhti aad u fiican, waxaan samaystay xidhiidh bulsho oo fiican, waan kala tashaday club go,aankan ayuu yidhi Del piero.
Sidoo kale waxaa uu mahad celin balaadhanm u jeediyey guud ahaan tageerayasha kooxda Sydney iyo waliba ciyaartoyga uu wakhtiga fiican la qaatay.
Weeraryahankii hore ee reer juventus waxaa uu labadii sano ee ugu danbeyey ku qaatay caasimada dalka austarlia

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Wenger: dhaawaca Ciyaartoyga ayaa u sababa in aanu kaalin Afaraad ku Dhamaysano Xagaagan

Bayern wey ku kalsoon tahay inay ka aarsanayso Madrid – Neuer

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com