3:05 am - Sunday June 25, 2017

Dhaawaca Pique oo fursad u noqday Shakira

Aidarous
Laacibka difaaca uga ciyaara kooxda Barcelona ee Gerard Pique ayaa dhaawac ka soo gaadhay kulanki kooxdiisu la ciyaartay Arbacadi kooxda Atletico Madrid kulan ka tirsan lugta hore ee wareega 8da Champions League, eyadoo la shaaciyay in mudo bila uu garoomada ka maqnaa doono.
Pique wuxuu ka maqnaa doonlaa lugta labaad ee Atletico iyo Barcelona, sidoo kale fiinaalka Copa del Rey ayuu seegi doonaa, oo 16-ka bishan la ciyaari doono, laakiin taas bedelkeed wuxuu fursad u helay inuu weheliyo lammaanihiisa  Shakira iyo wiilkooda Milan.
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Xabi Alonso: “Kooxihii naga adkaaday ayaa la wareegay hoggaanka horyaalka, maxaa Yeelay”

Eeg shan Xiddig Oo ku fashilmay u ciyaarida kooxda Real Madrid

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: