“Diyaar ayaanu u nahay kulanka Real Madrid”Marco Reus

Marco ReusCiyaaryahanka kooxda Borussia Dortmund Marco Reus, ayaa ka hadlay Ciyaarta dhexmari doonta kooxdiisa iyo kooxda  Real Madrid Tartanka koobka Champions League, waxaanu kalsooni ka muujiyey kulankaas, isaga oo sheegay inay ku dadaali doonan sidii ay kaga badin lahayeen Real Madrid, isaga oo arimahaas ka hadlayana waxa uu yidhi
“Inta badan Goolushu waa kalsooni aad u wanaagsan,Real Madrid-na diyaar ayaanu u nahay,  Anigu dhawr jeer ayaan dhaawacmay, anigu ma ihi ciyaaryahanka qudha ee lagu xisaabtamayo, aad iyo aadna muhiim bey u tahay in aanu sumcadayda ilaashano, oo aanu horumar sameeyno”.

Dhinaca kale labadan kooxood ee kala ah Real Madrid iyo  Borussia Dortmund oo sanadkii hore ku kulmay, koobka wada ciyaarayna Semi Finalkii ayaa kooxda  Borussia Dortmund u awood sheegatay kana badisay Real Madrid.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Seedorf Oo Sheegay Inay Kooxdiisu Hayso Dhabihii Guusha, Amaana U Soo Jeediyey Kaka

Busquets Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Saxaafada, Dafirayna Fal Uu Si Cad U Sameeyey, Xaqiraadna Ula Badheedhay Kooxda Real Madrid

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com