8:31 am - Saturday August 19, 2017

 Edin Dzeko Oo ku Eedeeyay Garsoore Peter O’Leary inuu ka dambeeyay Inay Bosnia ka soo hadho K/Adduunka

Khadar Dirir

 

 

Weeraryahanka xulka qaranka dalka Bosnia-Herzegovina Edin Dzeko ayaa ku eedeeyay garsoore Peter O’Leary oo ahaa garsoorihii dhex-dhexaadinayay ciyaartii adkayd ee dhexmartay xulka Bosnia iyo Nigeria taasoo 1-0 guusha ku raacday Nigeria, inuu garsoorahaasi uu sidhiga ku soo reebay xulkiisa.

Dzeko ayaa qeexay in waxqabadkii doraad  ee garsoore O’Leary uu ahaa mid uu isagu ku ceeboobay, isagoo ka cawday inuu garsoorahaas ka diiday gool aan ahayn offside, sidoo kalena sheegay inuu dalkiisa Bosnia-Herzegovina ku ansixiyay gool qalad ahaa oo ay dhaliyeen Nigeria ka soo ahaa goolkii Bosnia ka soo reebay inay ka sii mid ahaato koobka

 

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

RealMadrid Oo bedelka Di Maria u aragta Sterling

Muxuu Benzema ka Yidhi awooda Xulkiisa Faransiisku la soo baxay Sannadkan?  

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: