Eeg shan Xiddig Oo ku fashilmay u ciyaarida kooxda Real Madrid

24Kubbada cagta waxaa jira ciyaartoy badan oo ku fashilmay kooxihii ay ku biireen, kadib markii ay kooxahaas ay ku soo qaateen ciyaartoydaas bandhig wanaagsan oo ay ku soo bandhigeen kooxihii laga soo qaatay, balse sheekadan ayaa khusaysa kaliya kuwii ay soo qaadatay kooxda Real Madrid, balse markii dambe ku fashilmay inay la qabsadan kooxda. Haddaba liiskan ayaan ku soo qaadan doona kaliya shan ciyaartoy oo ku fashilmay markii ay la soo saxeexatay kooxda Real Madrid, kuwasoo bandhig liita ku soo bandhigay garoonka.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
2/5 - 1
You need login to vote.
Filed in

Dhaawaca Pique oo fursad u noqday Shakira

Gareth Bale vs Koke Resurreccion

Baro: Shanta laacib ee ugu kubad sameynta fiican horyaalka Spain sannadkan

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com