England: Ciyaaryahan Soomaali Ah Oo Loo Xidhay Budhcadnimo

Ciyaaryahan si weyn loogu amaanay dhinaca orodada oo Soomaali ah oo magiciisa la yidhaahdo Cabdi Cabdi oo uu tababaray naadiga the same oo soo saaray qaar ka mid ah ciyaaryahanada ugu fiican dhinaca ciyaaraha fudud ee dalka Ingiriiska ayaa lagu eedeeyey in uu adeegsaday hub si uu dhac u geysto.

258792FC00000578-0-image-m-66_142357109625519 jirkan Soomaliga ah oo matalayey Birchfield Harriers ayay gebi ahaan soo xidhantay xirfadiisii ciyaaraha fudud kadib markii loo xidhay in uu dad ku qabtay qori si uu uga dhaco waxyaabo ay siteen oo ay ku jiraan moobilo, baaskiilado iyo lacag.

Waxaa la sheegay in dadka uu dhacay ay badi ahaayeen dhalinyaro kuwaas oo uu ka qaaday agab aad qaali u ah oo ay isticmaalayeen.

Maxkamad dhegeysatay dacwada wiilkan Soomaaliga ah ayaa ku heshay qaar ka mid ah denbiyadii lagu soo eedeeyay.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Balotelli oo Goolkii Ugu Horeeyey Horyaalka Intii Uu Liverpool La Joogay Guul Ugu Horseeday

Lacagaha Telefishannada: Cardiff oo 32.5m ka lacag badnaatay Atletico Madrid

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com