Dareen Kii Taageerayaasha Man City ee Warka Eriga Tababare Moyes

Garoonka kooxda Manchester City ee Etihad Stadium oo ay ciyaari hadda ku dhex marayso labada kooxood ee City Iyo West Bromwich Albion ayaa isku bedelay fagaare lagu taageerayo tabaabraha la wariyey in caawa shaqada laga eryayo ee David Moyes.

Moyes oo teegreero ka helaya

Taageerayaasha labada Naadi ee Manchester City iyo West Bromwich Albion ayaa garoonka ku soo bandhigaya, boodhadh ay ku soo xardheen ” yaan la eryin Moyes ‘ iyo ” Moyes waa tababare kubada cagta aqoon u leh’ iyo kuwo kale oo badan.Moyes Yaan La Caydhin

Ciyaarta labada naadi oo imika qaybtii koowaad nasashadii loo dareeray ayaa maraysa 3-1 ay ku hogaaminayso kooxda Martida loo yahay ee City.

Moyes Yaan La EryinGoolasha City ayaa waxa u kala dhaliyey ciyaaryahanada : Pablo Zabaleta daqiiqadii 3aad , Sergio Aguero Minute kii 10 aad iyo daqiiqadii 33aad oo uu goolka 3 aad u xareeyey  Martin Demichelis.

Goolka kaliya ee ay leedahay West Brom ayaa waxa u saxeexay xidigeeda Graham Dorrans daqiiqadi 16 aad ee ciyaarta.

kala soco cadalool.com  wixii warar ka soo kordha ciyaaraha

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Moyes Oo La Eryayo Caawa Ama Berri Iyo Giggs Oo Loo Bandhigay Inuu Ka Soo FIkiro Saacado

City Oo Awood Ku Muquunisay West Brom Iyo Fariintii Taageerayaasha

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com