5:38 pm - Thursday July 27, 2017

Eto’o Oo U Wareegaya Naadiga Besiktas Intaanu Costa Ugu Iman Stamford Brigde

Aidarous

Kooxda Besiktas ee wadanka Turkiga ayaa ka faa’iidaysanaysa fursada ay ku heli karaan Samuel Eto’o oo Chelsea fasax ka ah dhamaadka xili ciyaareedkan.

33 jirkan reer Camaroon oo markale badbaadiyey Chelsea una dhaliyey gool bilowgii todobaadkan , ayaa la rajaynayaa inuu is garto inta aan laga tukhaan tukhin Stamford Bridge oo uu soo gallayo weeraryahanka Atletico Madrid ee Diego Costa oo ku lebisan funaanada Buluuga ah ee naadiga Chelsea.

Besiktas ayaa wufuud u soo dirtay London si ay u bilaabaan wada xaajoodka heshiiska ay damacsan tahay inuu ugu wareego Eto’o, kaasi oo gorgortan dheer kadib la wariyey in labada dhinac isku af garteen mudo sanad ah iyo lacag dhan £6.5million.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Dareen Kii Taageerayaasha Man City ee Warka Eriga Tababare Moyes

Eden Hazard Oo Raacay Kooxda Chelsea Ee Ka Degtay Madrid Iyo Eto’o Oo London Ku Hadhay (Sawiro)

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: