Everton iyo Liverpool oo is mari waayay

Everton iyo Liverpool ayaa ku kala baxay barbar dhac 0-0 ah kadib ciyaar aad u adkayd oo labada kooxood kala hororsanayeen dhibcaha horyaalka Premier League.

Naadiga martida ahaa ayaa abuuray fursado aad u badan oo marar qaar qarka u saarnaa inay jebiyaan deyrka Everton , laakiin aanay u suurto gallin inay meesha kala hoydaan wax ka badan hal dhibic.

Steven Gerrard, oo ay ciyaartani noqonaysay tiisii ugu dambeysay ee uu wajaho kooxda ay isku xaafada ka dhisan yihiin ee Everton ayaa muujiyey dedaal badan oon midho dhal noqonin.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Caawa Ma Seexanayo – Kane Oo Farxaddii Ka Bad-badatay

Juventus Oo Ku Sii Istaagtay Kooxdii Awalba Liic-liicaysay ee Milan

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com