11:52 pm - Monday May 29, 2017

Everton Oo Kaalinta Labaad Banaysatay Guulihiina Sii Wada

Abdiwahab Ahmed

Kooxda Everton ayaa kordhisay safarkeedii guulaha horyaalka Premier League kana dhigtay afar guulood kadib markii ay ka talaabsatay kooxda Middlesbrough taas oo ay ku tagtay kaalinta labaad ee kala saraynta kooxaha.

Romelu Lukaku celebrates after poking home from Yannick Bolasie's cross to score Everton's third goal

Goolkii uu kooxdiisa uun ka dhaliyay Maarten Stekelenburg, kaas oo ka dhashay cadaadis kaga yimid Alvaro Negredo, ayaa u dhiibay hogaanka kooxda martida ku ahayd geggida Goodison Park.

Laakiin Gareth Barry ayaa ku barbareeyey goolkii uu ka dhaliyo kulankiisii 600aad ee horyaalka uu safto saddex daqiiqo uun ka dib goolka furitaanka.

Seamus Coleman kubbad uu si qurux badan u dhamaystirayna waxay ciyaarta ka dhigtay 2-1 Everton ku gacan sareyso, ka hor intii aanu Romelu Lukaku goolka quus goynta ah ku soo khatimin qaybtii hore ee ciyaarta, kulankana qaybtiisii dambe aan waxba la kala dhalinin.

The Belgian striker confirms to his team-mate that he got the final touch as the ball found its way into the back of the net

Seamus Coleman scored a trademark solo effort after embarking on a run upfield to give the home side the lead

The Republic of Ireland's left-footed effort went low to Victor Valdes' left to give the Middlesbrough goalkeeper no chance

Gareth Barry celebrates after drawing Everton level on his 600th appearance in the Premier League

Alvaro Negredo claimed credit for scoring Middlesbrough's opening goal before it was credited to Maarten Stekelenburg

 

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Islam Slimani Oo Leicester City Ku Hogaamiyey Guul Ay U Qalantay

Inter Milan Oo Ku Tumatay Juventus Ciyaartii derby d’Italia

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com