Blackburn Oo Lugaha Isaga Duubtay Liverpool Iyo Riyadii Gerrard Ee Wembley oo Wali Nool

Isagoo ku sugan dusha sare ee Garoonka, wuxuu Steven Gerrard hoos u soo eegayay kooxdiisa oo isku day kasta samaynaysa laakiin ay waxba u suurto galli la’yihiin, Blackburn Rovers-na Sutida ugu qabatay Anfield.Liverpool oo ANfield lagu qabtay 2
Horumar kasta oo ay sameeyeen qaybtii dambe ee xili ciyaareedkan, For all their improvement in the second half of the season, Liverpool wali wax ayaa ka si ah qaab ciyaareedkeeda marka aad eegto ciyaartan koobka FA cup-ka ahayd sidii wax ahaayeen.Liverpool oo ANfield lagu qabtay 3
Blackburn ayaa ahayd mid dhisan oo difaaceedu cajiib yahay, waxaanay u diideen Liverpool inay mar kaliya shabaqa taabtaan .Liverpool oo ANfield lagu qabtay 1
Ciyaartii is araga hore ee koobka FA Cup ka Ingiriiskuna waxay ku dhamaatay 0-0 garoonka ANfield lagu kala baxay , waxaana laga war dhawri doonaa natiijada ka soo baxda ciyaarta labaad ee la isku arkayo garoonka Ewood Park.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Barca oo la wareegtay hogaanka La Liga Messi & Suarez oo wacdaro dhigay

Video: Daawo 10kii Ciyaartoy Ee Ugu Qaalisanaa Ee Ay Barcelona Iibsato

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com