Falanqayn: Mashruuca Cusub Ee Camp Nou iyo Natiijada Cod bixinta

Shalay oo Sabti ahayd, ayaa la furay codbixinta mashruuca cusub ee lagu dhisayo garoonka Barcelona ee Camp Nou, iyadoo cod bixinti la qaaday loo batay in garoon cusub la dhiso.

Waxaa ka qeybgalay coddeynta dad gaadhaya 37,535-ruux, 27,161 ka mida waxay u coddeeyeen in garoon cusub la dhiso halka 9,589 ay diideen mashruucaan, 751 qof warqad cad ayey taageen.

Maadaama codku u batay in garoon cusub la dhiso, maamulku waxa uu bilaabaya wada hadalo ku saabsan qaabka arrintan loo hir gelin karo.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Kooxda Barcelona Oo Carles Puyol oo dhawac ah u magacawday kooxda ka hor tagaysa Real Betis

Yaab: Ronaldo oo tababarka kooxda Real isaga tegay kadib xanuun uu dareemay

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com