Faraq intee le’eeg-ba u dhexeeya Kooxaha Man.United iyo Liverpool Tan iyo 1993-kii

Mar aanba sidaa u sii dheerayn oo bishii February ah ayaa waxaa dhacday in xoghayaha guud ee Manchester United eee Ed Woodward oo dabcan weli neefsanaya hawadii qabka iyo isla sarraynt ku tilmaamay  Liverpool “Naadi jidka ku soo jira ama soo koraya”.

Hadaba eed inteeda badan la saarayo macallinkii la eryay ee David Moyes, ayaa si kastaba waxay keentay inay booska iska banneeyaan kooxda Man.united iyo isla kooxdaas ay ku tilmaamaysay koox aan u dhigmin oo haatan uun soo socota.

Kooxda Reds ayaa sannadkan is jafjaftay iyadoo labadii jeerba jiidhay kooxda Man.United oo ay sii jeed iyo soo jeedka jilbaha u dhigtay.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Ciyaaryahan Daniel Sturridge Oo ka sheekeeyey wuxuu doonayo inuu mustaqbalka noqdo

Victor Moses: Waxaan Sii Ogaa In Liverpool Horyaalka Qaadayso

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com