7:08 am - Sunday August 20, 2017

Farqi Intee Leeg ayaa u Dhexeeyay Cristiano Ronaldo & Lionel Messi Abaal-marrintii Xalay Ee Ballon d’Or..??

Samatar Mohamed

Cristiano Ronaldo ayaa markii 4-aad habeenkii xalay ku guuleystay abaal-marrinta Ballon d’Or, waxaana uu hal jeer uun u jiraa wiilka uu loolanku ka dhaxeeyo ee Lionel Messi oo inta ugu baddan ku guuleystay.

Laakiin Cristiano Ronaldo ayaa habeenkii xalay ahaa si cad uga guuleystay dhigiisa Lionel Messi iyada oo uu farqi weyn u dhaxeeyay dhibcaha ay heleen oo uu laba jibaar dheeraa.

Xiddiga reer Portugal ayaa helay 745-dhibcood halka Messi oo galay kaalinta labaad uu helay 316-dhibcood, laacibka reer France Antoine Griezmann oo galay kaalinta 3-aad ayaa helay isna 198.

Haddaba halkan kaga boggo xiddigihii tartamayey iyo sida ay u kala heleen dhibcaha:

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

RASMI: Kooxda Wasaaradda Maaliyada oo la soo Wareegtay Weerar Yahankii Xulka Gobolka Awdal

Bournemouth Oo Ku Istaagtay Leicester City Oo Sii Quusaysa

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: