Farqiga Mushaharka Tababareyaasha Kooxaha Ingiriiska

Tababareyaasha kooxaha waaweyn ee waddanka Ingiriiska ayaa mushaharooyin farqi badan u dhexeeyo ka qaata kooxahooda.

Tababareyaashan oo ay ugu horreeyaan Pep Guardiola iyo Jose Mourinho ayaa waxa ay kooxahoodu meelo kala duwan kaga jiraan horyaalka, kuwaas oo midba la jiifo farxad iyo niyad jab.

Kala-sarraynta mushaharka:

JURGEN KLOPP – LIVERPOOL

Da’da: 49

Mushaharkiisa sannadkii: £7.5m

ARSENE WENGER – ARSENAL

Da’da: 67

Mushaharkiisa sannadkii: £8.3m

JOSE MOURINHO – MAN UTD

Da’da: 53

Mushaharkiisa sannadkii: £15m

ANTONIO CONTE – CHELSEA

Da’da: 47

Mushaharkiisa sannadkii: £6.5m

PEP GUARDIOLA -MAN CITY

Da’da: 45

Mushaharkiisa sannadkii: £15m

MAURICIO POCHETTINO – SPURS

Da’da: 44

Mushaharkiisa sannadkii: £5.5m

 

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Arsenal iyo Man United Oo Loo Sheegay Inay Iska Iloobaan Payet

Sheekh Bashiir Axmed Salaad: “Ma Ogola Diintu In Dumarku Kubadda Ciyaaraan…”

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com