FC Basel vs Manchester City: BeiN Sports Oo Laba Carab Ku Qoray Xayeysiinta Ciyaarta

Telefishanka BeiN Sports ayaa ku qoray laba Carab inay hayaan ciyaarta caawa ee FC Basel vs Manchester City, taas oo si toos ah ay u baahin doonto shabakadda Cadalool.

Ciyaartan oo bilaabmi doonta 10:45 PM wakhtiga Geeska Afrika, waxa shabakadda Cadalool ay baahinteeda hawada soo gelin doontaa laba saacadood ka hor, si daawadeyaasha ku xidhan Cadalool ay xogta ciyaarta uga sii bogtaan.

Yaa Xayeysiinta Ciyaarta ku qoran:

Waxa ku qoran oo telefishanka BeiN Sports uu u asteeyey labada Carab ee Kala ah:

  1. Cali Maxamed Cali
  2. Suwaar Dahab

Waxay ka kala tebin doonaan laba Janal oo kala duwan.



Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.