Fiorentina Oo Sida Dhibica Roobka Ugu Da’day Roma Una Rajo Tirtay

3 gool oo ay ciyaaryahanada difaaca Fiorentina si arxan darro ah ula dhaceen shabaqa kooxda Roma 14 kii daqiiqo ee ciyaarta ugu horeeyey ayaa ka saaray tartanka horyaalka naadiyada Yurub ee Europa League una suurto Galliyey kooxda Fiorentina inay u gudubto wareega rubuc dhamaadka tartankaasi.Fiorentina oo Roma Xaaqday eurepe

Gonzalo Rodríguez ayaa furay gool dhalinta , waxaana u raaciyey Marcos Alonso halka uu goolkii guusha ugu soo khatimay José Maria Basanta, waxaanay ciyaarta natiijadeeduba ku ekayd rubucii ugu horeeyey saacada oo loo geeyey 1 ay dhashatay ciyaartii kulanka hore ee Guriga Fiorentina lagu ciyaarayay oo barbar dhac ku dhamaaday 1-1 ah.Fiorentina oo Roma Xaaqday eure

Roma ayaa isloodin weyday isla markaana ay waxba u kordhin waayeen dhawaaqa iyo sawaxanka taageerayaasheeda aan ku aamusin goolasha saddexda ah ee naadigooda gosha loo gelliyey aftaxiiba.Fiorentina oo Roma Xaaqday eurep

AS Roma 0-3 ACF Fiorentina (agg: 1-4)

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Kooxdii Ugu Dambeysay Ee Ingiriis Ah Oo Si Xun Uga Hadhay Horyaalada Yurub

Theo Walcott Oo Ka Dhaqaajinaya Arsenal Iyo Liverpool Oo Heegan Ugu Jirta

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com