Gabadh Uu Jecel Yahay Ronaldo Oo Xaqiijisay In ay is jecel yihiin Chicharito

Chicharito

Xiddiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa weji gabax kala kulmay jacayl uu u qabay haweenayda lagu magacaabo Lucia Villaron, taas oo la saadaalinayey in uu guursan doono kadib markii ay kala tageen xaaskiisii hore.

Sawir ay soo dhigtay boggeeda Instagram, ayey Lucía Villalón ku xaqiijisay in xidhiidh jacayl uu ka dhexeeyo weeraryahanka Real Madrid ee Chicharito Hernandez.

Lucía Villalón ayaa waxa ay raacisay qoraalkeeda kooban sawir ay ku qaadday telefoonkeeda gacanta iyadoo ay wada socdaan Chicharito, waxaana taas loo fasiray in ay ugu quus goynayso Ronaldo.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Carvajal Oo Beeniyey In Uu Qaniinay Mandzukic

Breaking: Tababare Klopp Oo Ka Tegay Dortmund, Ilmo Qoysay Indhiisa iyo City Oo Diyaar U Ah

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com