3:16 pm - Monday January 20, 4177

Gareth Bale Oo Wacdaro Ka Dhigay Ciyaar Basketball Ah – Video

420 Viewed Abdiwahab Ahmed Comments Off on Gareth Bale Oo Wacdaro Ka Dhigay Ciyaar Basketball Ah – Video

Gareth Bale ayaa muujiyey in uu ku wanaagsan yahay kubadda gacanta ee Basketball taas uu si fiican u ciyaari karayo haddii uu ka tago kubadda cagta.

Sida uu qoray ESPN, Bale ayaa ciyaaray kubbad Basketball ah, taas oo uu u dhowaaday in uu u ciyaaro sida NBA oo ah heerka koowaad ee Maraykanka.

Bale oo ciyaari jiray Basketball intii aanu ku biirin Tottenham ayaa waxa la sheegay in qaab ciyaareedkiisu ku dhow yahay xiddiga LeBrom James oo ah ninka wakhtigan ugu wanaagsan adduunka kubadda Basketball.

Bale ayaa sida ka muuqata Video-gan waxa uu tuurayaa shan jeer kubbad loo dhigay badhtamaha garoonka, waxaanu dhaliyey saddex ka mid ah, taas oo soo bandhigtay heerkiisa kubadda Basketball.

Daawo Video:

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Xulka England Oo La Ciyaaraya France, Spain Germany iyo Holland

RASMI: Real Madrid oo €31.5m ku iibsatay Danilo

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com