Garoon Kala Dhantaalan Oo Ay Ku Wada Ciyaari Doonaan Dynamo Kiev iyo Everton

Xidhiidhka kubada cagta qaarada Yurub ee Eufa ayaa ku ciqaabaya inay ku ciyaarto garoon kala dhantaalan oo qayb ahaan haawanaya ama faaruq ah kooxda Dynamo Keiv kulanka horyaalka Europa League ee ay ka hortagayso Everton todobaadka soo socda, kadib markii taageerayaasha naadiga reer Ukrain ay qulqulatooyin rabshado ah ka dhex dhigeen dhamaantoodna soo galleen geggida ay ka socotay ciyaartii ay la ciyaarayeen kooxda France ka socotay ee Guingamp todobaadkii hore.Dynamo Kiev iyo Everton garoon qayb ahaan faaruq ah 2
Dynamo ayaa sidoo kale lagu xukumay inay bixiso magdhaw ama ganaax lacageed oo dhan £51,000 maadaama mashaqadii garoonka ka dhacday ay sababtay in ciyaarta loo hakiyo mudo daqiiqado ah.Dynamo Kiev iyo Everton garoon qayb ahaan faaruq ah 1
Masuuliyiinta kooxda Dynamo ayaa ku andacoonaya in rabshadaha ay abuureen taageerayaasha naadiga Faransiiska ah oo garoonka la soo dhex gallay calamaan leh ama wata astaanta iyo midabada callanka wadanka Ruushka oo xiisad siyaasadeed ka dhaxayso wadanka Ukrain.Dynamo Kiev iyo Everton garoon qayb ahaan faaruq ah

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Ciyaaryahan Hore Oo Geeriyooday

Wenger Oo Xaqiijiyey In Gabriel Uu Muddo Cayiman dhaawac maga maqnaan doono Arsenal

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com