Garsooreyaasha Dhexdhexaadin Doona Ciyaaraha Spain Toddobaadka dambe Iyo Kooxaha Walaacsan

Alberto Undiano MallencoXidhiidhka kubadda cagta ee Spain ayaa shaaciyey garsooreyaasha dhexdhexaadin doona ciyaaraha toddobaadka dambe ee horyaalka La Liga ee dalkaas oo maraya ciyaarihii 26aad.

Alberto Undiano Mallenco ayaa loo magacaabay in uu hayo ciyaarta dhex mari doona Real Madrid iyo Atletico Bilbao ee 7da March oo ah ciyaarta ugu adag dhici doonta toddobaadka 26aad.

Jesus Gil Manzano ayaa waxa uu dhexdhexaadin doonaa Ciyaarta Barcelona vs Rayo Vallecano halka Santiago Jaime Latre uu hayn doono kulanka Atletico Madrid vs Valencisa.

Garsooreyaasha ciyaaraha 26aad oo dhamaystiran:

Córdoba-Getafe Alfonso Alvarez Izquierdo

Real Sociedad-Espanyol Eduardo Prieto Iglesias

Atlético Madrid-Valencia Santiago Jaime Latre

Deportivo-Sevilla JA Teixeira Vitienes

Elche-Almería Carlos del Cerro Grande

Villarreal-Celta Carlos Clos Gómez

Athletic Club-Real Madrid Alberto Undiano Mallenco

Levante-Eibar David Fernández Borbalán

Barcelona-Rayo Jesús Gil Manzano

Granada-Málaga Antonio M. Mateu Lahoz

 

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Taageereyaasha Feyenoord Oo Muus Ku Weeraray Gervinho

Garoon cusub oo kubadda cagta ah oo laga furay magaaladda Hargeysa + Sawirro

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com