10:04 am - Wednesday June 28, 2017

Germany Oo Hor Istaagtay Safarkii Ghana

Aidarous

Miroslav Klose ayaa dhaliyey goolkiisii 15 aad ee ciyaaraha koobka aduunka, kadib markii isagoo bedel ku soo gallay, kubaddii koobaad ee uu taabtay ay ciyaarta ka dhigtay 2-2 kulankii Germany iyo Ghana ee ka dhacay magaalada Fortaleza.

Ghana oo laga soo badiyey ciyaartii hore iyo Germany oo guul watay ayaa isku haleelay , ciyaar aad u adag , taas oo xulka Afrikaanka ah ee Ghana ahayd tan awooda badan , isla markaana awoodii Germany ka dhigtay mid laciif ah.

Inkasta oo Germany ay ku horaysay gooldhalinta, oo uu goolkii furitaanka u dhaliyey Weeraryahanka Mario Gotze qaybtii dambe ee ciyaarta , hadana in ka yar laba daqiiqo kadib , Ghana waxa u suurto gashay inay ku barbarayso gool uu ka dhaliyey Andre Ayew ka hor intii aanu hogaanka ciyaarta u dhiibin weeraryahan Asamoah Gyan.

Klose oo bedel ku soo gallay ayaa goolkii barbar dhaca ahaa u keenay Germany , goolkaas oo uu ku barbareeyey sidoo kale , rikoodhkii Ronaldo uu ku haystay gool dhalinta koobka aduunka oo ahayd 15 Gool.

14033  Klose oo Qalaama Rogad Ku Dabaal Deggaya 1403377980013_lc_galleryImage_Germany_s_defender_Jerome 1403378181064_lc_galleryImage_FORTALEZA_BRAZIL_JUNE_21_ 1403379589468_lc_galleryImage_Ghana_s_forward_and_capta 1403381968518_lc_galleryImage_FORTALEZA_BRAZIL_JUNE_21_ 1403382017258_lc_galleryImage_Ghana_s_midfielder_Andre_ 1403382345797_lc_galleryImage_FORTALEZA_BRAZIL_JUNE_21_ 1403383054251_lc_galleryImage_FORTALEZA_BRAZIL_JUNE_21_ 1403383081997_lc_galleryImage_Ghana_s_goalkeeper_Fatau_

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Deg-deg: Miroslav Klose Oo barbareeyey rikoodh uu horre u dhiggay Ronaldo De Lima

Garsooraha iyo Messi ayaa Guusha U Horseeday Argentina : Tababaraha Iran, Queiroz

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: