9:32 pm - Saturday July 22, 2017

Gool-dhalinta Horyaalka Spain ee Xili-ciyaareedkan

Aidarous

Luis Suarez iyo Lionel Messi ayaa si wada jir ah u hoggaaminaya gool-dhalinta horyaalka waddanka Spain ee LaLiga.

Messi iyo Suarez ayaa dhaliyey min 12 gool, waxaana kaalinta labaad ku jira Cristiano Ronaldo oo afka hore uga ciyaara Real Madrid oo shabaqa taabsiiyey 10 gool.

Aspas oo Celta Vigo ah iyo Willian oo Real Sociedad ah ayaa kusoo xiga oo dhaliyey min 9 gool.

 

Sidan ayaa loo kala sarreeyaa goolasha:

  1. Messi – 35 gool
  2. Suarez – 28 gool
  3. Ronaldo – 22 gool
  4. Aspas – 18 gool
  5. Antoine Griezmann – 16 gool

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Klopp: ‘Liverpool Uma Jabayso Sida Arsenal Oo Kale’

Sadio Mane Oo La Baxsaday Liverpool

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: