8:21 am - Saturday August 19, 2017

Goolhaye Buffon Oo Ciyaarta Caawa Ee England Ka Maqnaanaya Italy

Aidarous

Goolwadaha khabiirka ah ee xulka Qaranka Talyaaniga , Gianluigi Buffon ayaa la xaqiijiyey inuu ciyaarta caawa ee xulkiisu wajahayo England ka maqnaanayo, kadib dhaawac Kuraanta ah oo soo gaadhay Tababarkii maalintii Jimcihii.

Ciyaaryahankan naadiga Juventus ee wadanka Talyaaniga , ayaa ah xidiga ugu safashada badan xulka taariikhda qaranka Talyaaniga.

Goolwadaha kooxda Paris Saint Garmen ee Salvatore Sirigu ayaa ciyaarta caawa shabaqa u ilaalin doona xulka qaranka Italy.

 

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Marquez Oo Rikoodh Cusub Dhigay Ciyaartii Jimcihii Ee Camaroon

Colombia 3-0 Greece : Xulka Koonfurta America Oo Farxad Ku Daah Furay Koobka Aduunka

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: