3:03 pm - Wednesday August 23, 5662

Goolhaye caan ah Oo qalqaalo ugu jira soo xero-gelinta ciyaaryahan Fabregas

Khadar Dirir

Goolhayaha kooxda Manchester United David de Gea ayaa shaaca ka qaaday inuu isku dayi doono in Cesc Fabregas uu ku qalqaaliyo ku soo biirida gegada Old Trafford.

Mustaqbalka xiddigan khadka dhexe ee kooxda Catalunia ayaa la sheegay inuusan kala cadayn, xulka Spian ayaa tababarka ay ugu diyaar garobayaan ka qeyb galka koobka adduunka waxay haatan ku qaadanaan xerada tababarka taasoo uu De Gea u arkaa inay tahay fursada ugu wanaagsan uu kaga faa’idsan karo kula hadli karo Fabregas kagana qalqaalin karo inuu ku soo biiro kooxda Red Devils “Waan isku dayayaa inaan ku qalqaaliyo Cesc kusoo biirida United laakiin waa wax adag.” ayuu 23-jirkan u sheegay La Sexta “ Barca waa gurigiisa, Waxa uu ku dareemayana waa wax weyn”

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

‘Nike’ Maaha ee Waa ‘Nikey’, Gudoomiye Shirkada Oo Soo Afjaray Dood Mudo Dheer Soo Socotay

Ciyaaryahan Paul Scholes oo ku dooday in England ay soo man-guuriso qaab ciyaareedka Liverpool

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: