10:05 am - Wednesday June 28, 2017

Goolwade Cesar Oo Qiray Kubada Sanadkan Lagu Ciyaarayo K-Aduunku Ay Ka Khatar Yar Tahay Tii Sanadkii Hore ee Jabulani

Aidarous

Xulka qaranka Brazil ayaa markii ugu horeysay shallay tababar ku qaadanayay kubada cusub ee loo asteeyey in lagu ciyaaro koob aduunka sanadkan ee Brazuca , taas oo sida uu qiray goolwade Julio Cesar, ka mushkilad yar tii koob aduunkii ka horeeyey ee magaceedu ahaa Jabulani.

1401288897749_wps_Coach_Luiz_Felipe_Scolari 1401288944844_wps_Coach_Luiz_Felipe_ScolariXidigaha xulka ee ay kamidka yihiin , Neymar, Dani Alves, Oscar, David Luiz iyo asxaabtooda kale ayaa Arbacadii shallay garoonka tababarka ee xulka si qurux badan ugu raaxaysanayay kubadan ay farsamaysay shirkada Addidas.

1401288816452_wps_Coach_Luiz_Felipe_Scolari 1401288355359_wps_Strikers_Oscar_L_and_Neym‘Kubadani waa mid fiican, manta (shallay) ayaan si fiican isu baranay,’ayuu yidhi goolwadahan hore ugu soo ciyaaray kooxaha Inter Milan iyo Queens Park Rangers oo ka warbixinaya xaalada kubada  Brazuca.

Waxaanu intaas ku daray Cesar : ‘Waxay ila tahay ciyaaryahanada aan wali isticmaalinina inay sidoo kale ugu raaxaysan doonaan,’.

1401288347142_wps_Footballer_Dani_Alves_2_R

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

van der Vaart Oo Ka Hadhay Koobka Aduunka

Snoop Dogg : Dempsey Waa Laacibka Kubada Cagta Aduunka

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: