Goormaa la ciyaarayaa UEFA Super Cup halkeesa lagu ciyaarayaa!? 

Kooxaha ku soo kala guuleysta koobabka Champion League iyo Europe League ayaa aalaaba wada ciyaara UEFA Super Cup haddaba goorma ayaa la ciyaari doonaa halkeesa lagu ciyaari doonaa.

Champion League ayaa waxaa ku soo guuleystay Real Madrid kaddib markii ay soo martay naadiga Atletico Madrid halka Sevilla ay iyana ku soo guuleysatay Europa League kaddib markii ay ka soo adkaatay ciyaartii Final-ka kooxda Befica.

Haddaba labadan kooxood ayaa isku qaban doona gegada Cardiff City maalin salaasadah  ah oo ay taariikhda ku beegan tahay 12-ka bisha August.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Sagna: “Ma jiraan wax heshiis ah oo aan la galay kooxda Manchester City”

Dhaawacyo Sababay Dib U Dhaca Ku Dhawaaqista Xulka Qaranka Spain ee K-Aduunka

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com