Goormay Bilaabmaysaa Ciyaarta Muuse Biixi vs Xasan Waraabe-cadde?

Ciyaarta aadka loo sugayo ee maanta ka dhacaysa magaalada Hargeysa ee ay isku haleelayaan laba kooxood oo ay kala hoggaaminayaan Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muj. Muuse Biixi Cabdi iyo Halyeeyadii soo maray ciyaaraha kubadda Cagta oo uu hormood u yahay Xasan Waraabe-cadde.

Sida ay shabakadda ciyaaraha CADALOOL baahisay Arbacadii, labadan kooxood ayaa maanta ku ciyaaraya garoonka Ciyaar-same oo ku yaalla magaalada Hargeysa, halkaas oo ciyaartoodu ka bilaabmi doonto salaadda Casar kaddib.

Ciyaarta: KULMIYE vs Legends

Wakhtiga Ciyaarta: 4:30 pm

GaroonkaCiyaar-same

Wararka ciyaarta: Kala soco shabakadda ciyaaraha ee CADALOOL

Ciyaartoyga Labada Kooxood:

Kooxdda KULMIYE

1. Muuse Biixi Cabdi (Kabtan)
2.  Axmed Cabdi Dheere
3.  Maxamed Ilka-case
4. Xasan Gaafaadhi.
5. Mustafe
6. Xildhibaan Obama
7 . Cabdikarim Guji
8.  Guuleed Alves
9. Maxamed-Khadar Kabadhe (Oday)

10. Xuseen Xinifo

Kooxda Xiddigaha (Halyeeyada)

1. Hassan Warabe Cadde (Kabtan)

2. Jamaal Cali Xuseen

3. Diri-dhaba.

4. Fu’aad Dhabbo

5. Ismaaciil Jumayka

6. Shakuur.

7. Cabdi Good Abees

8. Mustafe Carse

9. Diito

10. Maxamed Xasan Aadan (Dooli)

11. Jamaal Maxamed Xasan

12. Axmed Cismaan (Shaadhay)

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Tababare Shakuur Oo Talo Ku Wajahan Abaaraha U Jeediyey Bahda Ciyaaraha

Mourinho Iyo Guardiola Oo Ku Tartamaya Lionel Messi Oo Ka Tegaya Barcelona

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com