10:06 am - Wednesday June 28, 2017

Granada Oo Ku Tumatay Barcelona Iyo Madawga Daboolay Hiigsigii Hogaanka ee Blaugrana

Aidarous

Kooxda xaaladeedu aanay fiicnayn ee Barcelona ayaa guuldaro weyn kala kulantay kooxda Granada oo kaga badisay 1-0 , taas oo ka dhigaysa mashaqo hor leh oo kala soo daristay kooxda Catalan, difaacashada horyaalka La Liga oo ay ku taamaysay maadaama todobaadkii aynu soo dhaafnay uun ay ka hadhay Champions League.

Gool uu shabaqa dhigay laacibka Yasine Brahimi, ayaa kooxda Granada u horseeday guusha ay ka gaadhay Barcelona , dhibaatadani fursaddii ay ku eryanaysay kooxda Atletico Madrid oo horyaalka Spain kaga haysay dhibco yar , ay sii badanayso.

Kooxda Barcelona ayaa u baahan inay wax badan ka bedesho qaab ciyaareedkeeda si ay ugu yaraan ugu mitido guulo ay ka gaadho horyaalka iyo koobka Boqorka ee Spain.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Arsenal Oo Si Dirqi Ah (rigoodhayaal) Ku Gaadhay Finelka FA Cup

Liverpool Oo Calashatay City Kuna Dhawaatay Hanashada Horyaalka Ingiriiska

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: