Guardiola: Ma ihi tababaraha ugu fiican dunida

Pep Guardiola ayaa iska leexiyey wararka ku sifeeya inuu yahay tababaraha wakhti xaadirkan ugu fiican dunida kubada cagta, kuna dooday inay yihiin ciyaaryahanada kuwa saamaynta ku leh ciyaartu in ka badan inta macalinka.Guardiola

Tababaraha kooxda Bayern Munich ayay dad badan qabaan inuu yahay mid kamid ah tababareyaasha ugu farsamada badan dunida, laakiin isagu sidaas isuma arko iyo inuu amaanta intaa leeg u qalmo midna.

“Ma ihi tababaraha ugu fiican caalamka,” ayuu Guardiola ku yidhi isagoo saxaafada la hadlaya. “Kaligay ma caawiyo ciyaaryahanadayda aan tababaraha u ahay.

“Waxaan ahay mid aad u dhiiri galliya kalsooni ilaa xad ahna ku qaba ciyaaryahanadiisa.”

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Lukaku ayaa ka wanaagsan Diego Costa – dhawaana waxaan u wareejin doonaa Koox Weyn

Inzaghi :- Waa Qasab In Milan Badiso Si Ay Boos Uga Hesho Horyaalka Yurub

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com