1:18 pm - Saturday June 24, 2017

Guardiola oo ka dhawaajiyey in aanu waxba ka badelayn qaab ciyaareekiisa

Abdiwahab Ahmed

Tababaraha kooxda Beyern Munich Pep Guardiola ayaa waxaa uu sheegay in qaab ciyaareedka lagu ciyaari doona, waxna aanu ka badeli doonin aragtdiisa ciyaareed.
Hadalka ayaa ku soo beegmaya xili ay jiraan hadal hayn ah in Guardiola uu Bayern Munch Baray kubadii Bercelona uu ku ciyaarsiin jiray, taas oo ay dad badan ku dhaliileen In ay ka Fiicnayd kubadii ay Beyern Mucich hore u ciyaari jirtay.
Waxaa uu yidhi Guardiola : guuldaradii Real Madrid waxay sii xoojinaysaa awoodayda aqooneed Ee aan u leeyahay kubada cagta.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Rui Faria Oo Xayiraad 6 Kulan Ah Garoomada Laga Saaray

Aguaro oo albaabka ku garaacay Kenny si uu ugu bushaareeyo shaqada uu Hellay

Aguaro oo amakaag Ku Riday Taageere Man City Ah oo uu Gurigiisa ku booqday – Shaqona Ugu Bushaareeyey

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: