Guudaradii Ugu Horeysay Xili Ciyaareedka Man City Qabsata Oo Soo SaartayShakhtar

Kooxda Manchester City ayaa dhadhamisay guuldaradii ugu horeysay ee 29 ciyaarood oo ay yeelatay, taas oo saamaxday dhinaca kale inay fursad soo gudbid siiso kooxda Ukrain ka socotay ee Shakhtar Donetsk oo iska xaadirisay 16 dhamaadka Champions League.

City, oo iyadu hore u diyaarsatay kaalinta koobaad ee Group ka F, ayaa guuldarada ku qaabishay gool uu ka xareeyey laacibka reer Brazil ee Bernard oo kubad uu ka soo jabiyey masaafo 15 yards goolka u jirta daba mariyey Ederson.

Shakhtar waxay laban laabtay hogaanka ciyaarta markii Ismaily uu ka faa’iidaystay khalad uu sameeyey Ederson  shabaq banana ula tagay.

Sergio Aguero ayaa gool u soo celiyey wakhti daayacii ciyaarta lagu daray, kaas oo ahaa rigoodhe loogu qabtay xanaaqad Gabriel Jesus uu kula kacay Bohdan Butko, waxaase sidaas ku so oaf-go’ay rikoodhkii bilaa guuldarada ahaa ee City mudooyinkan u dambeeyey ay soo difaacanaysay.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Tottenham Oo Aan Mar Kaliya Laga Badin Champions League Heerka Hormadda 1 aad

Ronaldo Oo Taariikh Cusub Dhigay Iyo Zidane Oo Codsaday In La Siiyo Ixtiraam Gaar Ah

Related posts
Your comment?
Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com