Horyaalka Seria A-da Oo La Qorsheynayo In Dib Loogu Celiyo Qaabkii 18-ka Kooxood

seria-a

Madaxweynaha xidhiidhka kubadda cagta Talyaaniga ee Federcalcio Carlo Tavecchio ayaa rumeysan in haddii horyaalka Seria A-da dib loogu celiyo qaabkii 18-ka kooxood, ay taasi sarre u dhigi doonto tayadda iyo xamaasadda horyaalka.

Madaxa xidhiidhka kubadda cagta ayaa muddaba u ololeynayay in la dhimmo tiradda kooxaha Serie A, balse waxaa ka hor imanaysay mucaaradad xooggan, taas oo keentay in walow uu markii hore qorshaynayey inuu is beddelkani dhaco sannadkan 2016-ka uu aqbalo inuu arrintan riixo 5 sannadood oo kale.

“Waxay kordhin doontaa heerka tayada farsamo ee naadiyadda iyo xittaa taageerayaasha ciyaaraha soo taga, toddobaadkan ayaana la kulmi doonaa hay’adda horyaalka maamusha si aannu si deggan ugu riixno qorshahan, balse ma sahlanaan doonto” ayuu yidhi Tavecchio.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Team Of The Week: Shabakaddaha BBC-da Iyo Goal Oo Sameeyay Shaxda Kooxda Toddobaadka Ee EPL

Rasmi: Dele Alli Oo Heshiis Wakhti Dheer U Saxeexay Kooxdiisa Tottenham

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com