2:51 pm - Saturday July 29, 2017

Isku Aadka FA Cup Oo La Shaaciyey, Wakhtiga La Ciyaarayo Iyo Siday Kooxuhu Isugu Beegmeen

Abdiwahab Ahmed

Tartanka ugu da’da weyn waddanka Ingiriiska ee FA Cup ayaa la shaaciyey isku-aadka marxaladda wareegga afraad oo ay isugu soo hadheen 32 kooxood.

Kooxaha ayaa la isugu beegay laba-laba, kuwaas oo hal kulan oo kaliya ku kala bixi doona, haddii aanay jirin laba barbar dhac ku dhamaysta oo kellifa in ciyaar labaad loo qabto.

Waxa ay kooxuhu foodda is dari doonaan maalinta Sabtida ah ee 28 January.

Sidan ayey kooxuhu isugu beegmeen:

Tottenham vs Wycombe

Derby vs Leicester

Oxford vs Newcastle/Birmingham

AFC Wimbledon/Sutton United vs Cambridge/Leeds

Plymouth/Liverpool vs Wolves

Southampton/Norwich vs Arsenal

Lincoln/Ipswich vs Brighton

Chelsea vs Brentford

Manchester United vs Wigan

Millwall vs Watford

Rochdale vs Huddersfield

Burnley/Sunderland vs Fleetwood/Bristol City

Blackburn vs Barnsley/Blackpool

Fulham vs Hull

Middlesbrough vs Accrington Stanley

Crystal Palace/Bolton vs Manchester City

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Cristiano Ronaldo oo Ku Guuleystay Abaal Marinta Xiddiga Adduunka + Sawiradii Xafladda

Casharkii Minnesota Timberwolves U Dhigtay Dallas Mavericks

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: