Isku-aadka Premier League: Waa Naadigee Ka Ay Ciyaaraha Ugu Adagi U Baaqiga Yihiin?

Iyadoo badi kooxaha horyaalka Ingiriiska ay u hadhsan yihiin 10 ciyaarood oo kali ahi xili ciyaareedkan dhamaadkiisa, Shabakada Cadalool waxay halkan idiinku soo bandhigi doontaa Faaqidaad ay soo turjuntay baddi oo uu sameeyey wargeyska Telegraph ee Ingiriiska ka soo baxa – oo ku saabsan dhamaan naadiyada horyaalka Premier League iyo kooxuhu sida ay isku arki doonaan, warka ugu qadhaadhina waa ka kooxaha Manchester United iyo Liverpool.premier league

Maadaama ay muuqato Xariiqdii dhamaadku, kooxaha horyaalka wadanka Ingiriiskuna bidhaansanayaan koox kastaana indheheeda ku aragto muuqaalkii bar dhamaadka – ciyaar walbaana xiiseheeda iyo xamaasadeeda wadato mar hadii xaalku yahay gunaanad oo liiska kore la kala hororsanayo xaga hoosena laga yaacayo.

Taariikhda kulamaduna xusayso in kooxdii isla hesha fayo qab, ciyaaryahanadeeda oo dhaawac aan qabin iyo qaab ciyaareed hufani, ay door muhiim ah ka ciyaarayso kala go’aaminta cida horyaalka ku dhamaysanaysa si raaxo leh iyo cida xaalku ku murgayo.

Marka aynu ka duulayno, qiyaasta celcelis ee awooda iyo booska ay kaga jiraan kala saraynta horyaalka koox waliba kooxaha u hadhsan, West Ham ayaa ah naadiga ugu wanaagsan ee haysta jidka ugu hawsha yar, halka West Bromwich ay tahay tan jidka ugu adagi sugayo – waxay la ciyaarayaan shanta kooxood ee ugu sareeya horyaalka, waxaanay rajaynayaan in safarkoodu noqdo mid ay si hawl yaraan iyo amaan ah ugu gudbaan si ka dhakhso badan siday filayaan.

Marka aynu diirada ku eegno dhinaca kooxaha figta sare ee ku hirdamaya hogaanka horyaalka, Manchester City ayaa noqonaysa kooxda jidka ugu fududi u hadhsan yahay, iyadoo wajahaysa lix ka mid ah ciyaaraha u hadhsan kooxo sagxada hoose fadhiya.

Afarta kooxood ee ugu sareeya, Manchester United oo ku rajo weyn inay boos ka cidhiidhsato horyaalka Champions League, ayaa iyada xaalkeedu cakiran yahay markaad eegto kooxaha sugaya oo shan kamid ahi ku jiraan todobada kooxood ee ugu sareeya, In kastoo safarka Liverpool aan la odhan karin wax badan buu sidaas u sii adag yahay.

Southampton iyo Tottenham, ayaa dhinaca kale, inta badan kooxaha u hadhay yihiin kuwa ka hooseeya kala badhka  – xataa iyadoo Spurs todoba kamid ah 11 ka ciyaarood ee u hadhsan garoonkeeda ka safraysa oo meel kale marti ku noqonaysa.

Dhinaca kooxaha diilinta dhaadhaca fadhiyana, Hull iyo Crystal Palace ayaa labaduba dhamac ku istaagi doona markaad eegto ciyaaraha sugaya, halka Leicester rajadeedu tahay mid wali nool oo celceliska kooxaha ka hor iman doona ee u hadhsan wadartoodu tahay 11.4.

 

Waana kan liiska iyo Dhibcaha celceliska ee koox walba kooxaha u hadhay:

Kooxda  Celceliska Kaalinta ay ku Jirto Kooxda Sugaysa
West Ham 12.8
Tottenham 12.2
Southampton 11.9
Everton 11.7
Manchester City 11.5
Newcastle 11.5
Leicester 11.4
Chelsea 10.9
Swansea 10.7
Aston Villa 10.5
Arsenal 10.3
Burnley 10.2
Sunderland 10.2
QPR 10.2
Stoke 9.8
Liverpool 9.4
Crystal Palace 9.1
Manchester United 8.9
Hull City 8.6
West Brom 8.4

Tanina waa faaqidaada Koox kasta iyo kooxaha Ay La Ciyaarayso

ARSENAL

Kooxda ay wajahayso Garoonka  Date  Kaalinta ay hadda ku jirto 
West Ham Home Mar 14 10-aad
Newcastle Away Mar 21 11-aad
Liverpool Home Apr 4 5-aad
Burnley Away Apr 11 19-aad
Sunderland Home Apr 18 16-aad
Chelsea Home Apr 26 1-aad
Hull Away May 2 15-aad
Swansea Home May 9 9-aad
Manchester Utd Away May 16 4-aad
West Brom Home May 24 13-aad

Wadarta celcelis ee awooda kooxaha u hadhay 10.3

 

ASTON VILLA

Kooxda sugaysa  Geggida  Taariikh Kaalinta 
Sunderland Away Mar 14 16-aad
Swansea Home Mar 21 9-aad
Manchester Utd Away Apr 4 4-aad
Tottenham Away Apr 11 7-aad
QPR Home Apr 20 18-aad
Manchester City Away Apr 25 2-aad
Everton Home May 2 14-aad
West Ham Home May 9 10-aad
Southampton Away May 16 6-aad
Burnley Home May 24 19-aad

Average position of opponent 10.5

BURNLEY

Opponent  Venue  Date  Current position 
Manchester City Home Mar 14 2nd
Southampton Away Mar 21 6th
Tottenham Home Apr 5 7th
Arsenal Home Apr 11 3rd
Everton Away Apr 18 14th
Leicester Home Apr 25 20th
West Ham Away May 2 10th
Hull Away May 9 15th
Stoke Home May 16 8th
Aston Villa Away May 24 17th

Average position of opponent 10.2

CHELSEA

Opponent  Venue  Date  Current position 
Southampton Home Mar 15 6th
Hull Away Mar 22 15th
Stoke Home Apr 4 8th
QPR Away Apr 12 18th
Manchester United Home Apr 18 4th
Arsenal Away Apr 26 3rd
Leicester Away Apr 29 20th
Crystal Palace Home May 2 12th
Liverpool Home May 9 5th
West Brom Away May 16 13th
Sunderland Home May 24 16th

Average position of opponent 10.9

CRYSTAL PALACE

Opponent  Venue  Date  Current position 
QPR Home Mar 14 18th
Stoke Away Mar 21 8th
Manchester City Home Apr 6 2nd
Sunderland Away Apr 11 16th
West Brom Home Apr 18 13th
Hull Home Apr 25 15th
Chelsea Away May 2 1st
Manchester Utd Home May 9 4th
Liverpool Away May 16 5th
Swansea Home May 24 9th

Average position of opponent 9.1

EVERTON

Opponent  Venue  Date  Current position 
Newcastle Home Mar 15 11th
QPR Away Mar 22 18th
Southampton Home Apr 4 6th
Swansea Away Apr 11 9th
Burnley Home Apr 18 19th
Manchester Utd Home Apr 26 4th
Aston Villa Away May 2 17th
Sunderland Home May 9 16th
West Ham Away May 16 10th
Tottenham Home May 24 7th

Average position of opponent 11.7

HULL CITY

Opponent  Venue  Date  Current position 
Leicester Away Mar 14 20th
Chelsea Home Mar 22 1st
Swansea Away Apr 4 9th
Southampton Away Apr 11 6th
Liverpool Home Apr 18 5th
Crystal Palace Away Apr 25 12th
Arsenal Home May 2 3rd
Burnley Home May 9 19th
Tottenham Away May 16 7th
Manchester Utd Home May 24 4th

Average position of opponent 8.6

LEICESTER CITY

Opponent  Venue  Date  Current position 
Hull Home Mar 14 15th
Tottenham Away Mar 21 7th
West Ham Home Apr 4 10th
West Brom Away Apr 11 13th
Swansea Home Apr 18 9th
Burnley Away Apr 25 19th
Chelsea Home Apr 29 1st
Newcastle Home May 2 11th
Southampton Home May 9 6th
Sunderland Away May 16 16th
QPR Home May 24 18th

Average position of opponent 11.4

LIVERPOOL

Opponent  Venue  Date  Current position 
Swansea Away Mar 16 9th
Manchester Utd Home Mar 22 4th
Arsenal Away Apr 4 3rd
Newcastle Home Apr 13 11th
Hull Away Apr 18 15th
West Brom Away Apr 25 13th
QPR Home May 2 18th
Chelsea Away May 9 1st
Crystal Palace Home May 16 12th
Stoke Away May 24 8th

Average position of opponent 9.4
Key man: Raheem Sterling will be influential for Liverpool

MANCHESTER CITY

Opponent  Venue  Date  Current position 
Burnley Away Mar 14 19th
West Brom Home Mar 21 13th
Crystal Palace Away Apr 6 12th
Manchester United Away Apr 12 4th
West Ham Home Apr 19 10th
Aston Villa Home Apr 25 17th
Tottenham Away May 2 7th
QPR Home May 9 18th
Swansea Away May 16 9th
Southampton Home May 24 6th

Average position of opponent 11.5

MANCHESTER UNITED

Opponent  Venue  Date  Current position 
Tottenham Home Mar 15 7th
Liverpool Away Mar 22 5th
Aston Villa Home Apr 4 17th
Manchester City Home Apr 12 2nd
Chelsea Away Apr 18 1st
Everton Away Apr 26 14th
West Brom Home May 2 13th
Crystal Palace Away May 9 12th
Arsenal Home May 16 3rd
Hull Away May 24 15th

Average position of opponent 8.9

NEWCASTLE UNITED

Opponent  Venue  Date  Current position 
Everton Away Mar 15 14th
Arsenal Home Mar 21 3rd
Sunderland Away Apr 5 16th
Liverpool Away Apr 13 5th
Tottenham Home Apr 19 7th
Swansea Home Apr 25 9th
Leicester Away May 2 20th
West Brom Home May 9 13th
QPR Away May 16 18th
West Ham Home May 24 10th

Average position of opponent 11.5

Queens Park Rangers

Opponent  Venue  Date  Current position 
Tottenham Home Mar 7 7th
Crystal Palace Away Mar 14 12th
Everton Home Mar 22 14th
West Brom Away Apr 4 13th
Chelsea Home Apr 12 1st
Aston Villa Away Apr 20 17th
West Ham Home Apr 25 10th
Liverpool Away May 2 5th
Manchester City Away May 9 2nd
Newcastle Home May 16 11th
Leicester Away May 24 20th

Average position of opponent 10.2
Safety in sight: QPR’s run-in looks relatively kind

Southampton

Opponent  Venue  Date  Current position 
Chelsea Away Mar 15 1st
Burnley Home Mar 21 19th
Everton Away Apr 4 14th
Hull Home Apr 11 15th
Stoke Away Apr 18 8th
Tottenham Home Apr 25 7th
Sunderland Away May 2 16th
Leicester Away May 9 20th
Aston Villa Home May 16 17th
Manchester City Away May 24 2nd

Average position of opponent 11.9

STOKE CITY

Opponent  Venue  Date  Current position 
West Brom Away Mar 14 13th
Crystal Palace Home Mar 21 12th
Chelsea Away Apr 4 1st
West Ham Away Apr 11 10th
Southampton Home Apr 18 6th
Sunderland Home Apr 25 16th
Swansea Away May 2 9th
Tottenham Home May 9 7th
Burnley Away May 16 19th
Liverpool Home May 24 5th

Average position of opponent 9.8

SUNDERLAND

Opponent  Venue  Date  Current position 
Aston Villa Home Mar 14 17th
West Ham Away Mar 21 10th
Newcastle Home Apr 5 11th
Crystal Palace Home Apr 11 12th
Arsenal Away Apr 18 3rd
Stoke Away Apr 25 8th
Southampton Home May 2 6th
Everton Away May 9 14th
Leicester Home May 16 20th
Chelsea Away May 24 1st

Average position of opponent 10.2

Swansea City

Opponent  Venue  Date  Current position 
Liverpool Home Mar 16 5th
Aston Villa Away Mar 21 17th
Hull Home Apr 4 15th
Everton Home Apr 11 14th
Leicester Away Apr 18 20th
Newcastle Away Apr 25 11th
Stoke Home May 2 8th
Arsenal Away May 9 3rd
Manchester City Home May 16 2nd
Crystal Palace Away May 24 12th

Average position of opponent 10.7
Hard slog: Swansea have a tough run-in

TOTTENHAM HOTSPUR

Opponent  Venue  Date  Current position 
QPR Away Mar 7 18th
Manchester Utd Away Mar 15 4th
Leicester Home Mar 21 20th
Burnley Away Apr 5 19th
Aston Villa Home Apr 11 17th
Newcastle Away Apr 19 11th
Southampton Away Apr 25 6th
Manchester City Home May 2 2nd
Stoke Away May 9 8th
Hull Home May 16 15th
Everton Away May 24 14th

Average position of opponent 12.8

WEST BROM

Opponent  Venue  Date  Current position 
Stoke Home Mar 14 8th
Manchester City Away Mar 21 2nd
QPR Home Apr 4 18th
Leicester Home Apr 11 20th
Crystal Palace Away Apr 18 12th
Liverpool Home Apr 25 5th
Manchester Utd Away May 2 4th
Newcastle Away May 9 11th
Chelsea Home May 16 1st
Arsenal Away May 24 3rd

Average position of opponent 8.4

WEST HAM

Opponent  Venue  Date  Current position 
Arsenal Away Mar 14 3rd
Sunderland Home Mar 21 16th
Leicester Away Apr 4 20th
Stoke Home Apr 11 8th
Manchester City Away Apr 19 2nd
QPR Away Apr 25 18th
Burnley Home May 2 19th
Aston Villa Away May 9 17th
Everton Home May 16 14th
Newcastle Away May 24 11th

Average position of opponent 12.8

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Marcelo iyo Robinho Oo Lagu Daray Xulka Brazil Ee La Ciyaari Doona France iyo Chile

Basile: Messi waa mucjiso xataa haddii aanu koob aduun qaadin

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com