7:06 am - Sunday August 20, 2017

Isku Aadka Wareega 16-ka Ee Koobka Champions League-ga Oo Lashaaciyey, Arsenal oo Afka kagashay Bayern

Muxumed

Maanta Duhurnimadii ayaa Waxa lasoo saaray isku aadka wareega 16-ka ee Koobka Champions League-ga  iyadoo ay kasoo baxeen kulamo xiiso leh, kooxaha Bayern Munich iyo Arsenal ayaa wareegaan mar kale isku arkay sida la mid ah kooxaha Paris Saint-Germain iyo Barcelona.

Kooxda difaacaneysa koobkan ee Real Madrid waxa ay isku dhici doonaan kooxda Talyaaniga ee Napoli, halka kooxda Atletico Madrid ee gaadhay finalka xilli ciyaareedkii hore ay wareegan wajihi doonto kooxda Jarmalka ee Bayer Leverkusen.

si kastaba ha ahaatee, isku aadka wareega 16-ka ee koobka Champions League ayaa u dhigan sidan;

 

Isku aadka oo dhameystiran:

Manchester City v AS Monaco

Real Madrid v Napoli

Benfica v Borussia Dortmund

Bayern Munich v Arsenal

FC Porto v Juventus

Bayer Leverkusen v Ateltico Madrid

PSG v Barcelona

Sevilla v Leicester City

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Xiddiga Adduunka Oo Caawa Ay Kala Qaadi doonaan Ronaldo, Messi iyo Griezman + Macluumaad dheeraad ah

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland oo Xilkii la Wareegay + Sawirro

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: